Duration 17:2

Daawo;- Vlog3 Cashada Baadiyaha maxaa ka taqan

3 430 watched
0
73
Published 4 Mar 2020

Dad badan ayaan aqoon ama horay u tagin ama u arag martiqaadka baadiyaha Dadka miyiga dagan waxay ka martiqaad fiican yihiin ama ka soo dhawayn wanaagsan yihiin dad badan oo magaalada jooga sababtoo ah markaa u tagtid wuxuu kuu qalayaa hantida kaliya ee uu hasto Oo ah ariga

Category

Show more

Comments - 17